Soomaali.org

Kaydka Taariikhda, Buugta, Gabayada, Fanka & Suugaanta Soomaalida.

In ka badan 6,926 qoraal ayaa ku kaydsan Soomaali.org.

Qaybaha Kaydka

Fan
Suugaan
Dhaqan
Taariikh
Diin
Warar

Maqaalka maanta

• Soomaaliya oo u dabaal dagtay guul taariikhi ah guusha taariikhiga ee shalay la gaaray, kadib markii ay si rasmi ah ugu fariisatay kursiga Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay.

Soomaaliya ayaa ugu dambeyn si rasmi ah Arbacadii shalay dib ugu biiray xubinnimada Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, 54 sannadood kaddib. Soomaaliya ayaa ka mid noqotay 15-ka xubnood ee uu ka kooban yahay Golaha Ammaanka, gaar ahaan 10-ka xubnood ee aanan joogtada aheyn.

Waxay kursigan ku matali doontaa Bariga Africa muddo laba sannadood ah oo ka billaabatay 1-di bishan January ee sannadkana 2025-ka oo shalay ku beegneyd ilaa sannadka 2026-ka.

Wararka

• Soomaaliya oo u dabaal dagtay guul taariikhi ah guusha taariikhiga ee shalay la gaaray, kadib markii ay si rasmi ah ugu fariisatay kursiga Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay.

PuntlandCiidamada ammaanka ee Puntland ayaa jawaab culus oo deg-deg ah ka bixiyay weerar maalin kahor kooxda Daacish kusoo qaaday, kaas oo ka dhacay deegaanka Dharjaale oo uu ka socdo abaabulKA howlgal ka dhan ah argagixisada.

Madaxweyne Xasan Sheikh  Maxamuud oo shacabka Soomaaliyeed u jeediyey farriin hambalyo ah oo ku aaddan ka mid noqoshada Golaha Ammaanka Qaramada Midoobey oo ay dalkeena ugu dambeysay 54 sano ka hor.

Buugtii ugu dambeeyay

Maqaaladii ugu dambeeyay

Qaamuuska Afsoomaliga X

x (xa’) m.dh Xarafka laba iyo labaatanaad ee alifka soomaalida, waana shibbane.xaab¹ m.l.w 1. Caleemaha dhirta oo inta engega geedka...

Xassan Sheikh Maxamuud

Xasan Sheekh Maxamuud; Dhashay 29 Noofambar 1955)  waa madaxweynaha Soomaaliya ahna aasaasihii iyo guddoomiyaha xisbiga Midowga Nabadda iyo Horumarka...
Scroll to Top