Soomaali.org

qaamuus

qaamuus

Qaamuuska Afsoomaliga X

x (xa’) m.dh Xarafka laba iyo labaatanaad ee alifka soomaalida, waana shibbane.xaab¹ m.l.w 1. Caleemaha dhirta oo inta engega geedka […]

qaamuus

Qaamuuska Afsoomaliga R

ra’ m.dh: Xarafka toban iyo toddobaad ee xuruufta af soomaaliga, waana shibbane.raab m.l.fk: Qayb.raabac¹ m.l: Qof buuxiya kaalin cayaar turub

qaamuus

Qaamuuska Afsoomaliga U

u¹ (u’) m.dh Xarafka labaatanaad ee alifba’da afsoomaaliga, waana shaqal.u² h (nax.) Qurub lagu isticmaalo falkabidixdiisa:a) qurub la xiriira jiho

qaamuus

Qaamuuska Afsoomaliga y

y (ya’) m.dh Xarafka saddex iyo labaatanaad eealifba’da af soomaaliga waana shibbane.yaa¹ mu.we Kuma yaa?, tuma yaa?yaa² e.we Maxaad tiri?

qaamuus

Qaamuuska Afsoomaliga A

Aa (a’) m.dh Xarafka koowaad ee xuruufta afsoomaaliga, ahna shaqal gaaban.aa‘ f.g1 (-‘ay, -‘day) 1. Cid ama wax garaacid,u cagajuglayn.

Scroll to Top